midnimo.com Open in urlscan Pro
35.214.71.90  Public Scan

Submitted URL: http://midnimo.com/
Effective URL: https://midnimo.com/
Submission: On November 16 via api from US — Scanned from GB

Form analysis 1 forms found in the DOM

POST

Mahadsanid Fadlan Fiiri Iimaylkaada

Name

Email

fadlan is diwaan geli

Text Content

Manage Cookie Consent

To provide the best experiences, we use technologies like cookies to store
and/or access device information. Consenting to these technologies will allow us
to process data such as browsing behavior or unique IDs on this site. Not
consenting or withdrawing consent, may adversely affect certain features and
functions.
Functional Functional Always active
The technical storage or access is strictly necessary for the legitimate purpose
of enabling the use of a specific service explicitly requested by the subscriber
or user, or for the sole purpose of carrying out the transmission of a
communication over an electronic communications network.
Preferences Preferences
The technical storage or access is necessary for the legitimate purpose of
storing preferences that are not requested by the subscriber or user.
Statistics Statistics
The technical storage or access that is used exclusively for statistical
purposes. The technical storage or access that is used exclusively for anonymous
statistical purposes. Without a subpoena, voluntary compliance on the part of
your Internet Service Provider, or additional records from a third party,
information stored or retrieved for this purpose alone cannot usually be used to
identify you.
Marketing Marketing
The technical storage or access is required to create user profiles to send
advertising, or to track the user on a website or across several websites for
similar marketing purposes.
Manage options Manage services Manage {vendor_count} vendors Read more about
these purposes

Accept Deny View preferences Save preferences View preferences
{title} {title}
* Testimonia
* Home
* Services
* About Us
* Contact

* Testimonia
* Home
* Services
* About Us
* Contact

codso lA talin bilaash ah!!

MA LEEDAHAY GANACSI MA DOONEYSAA WEBSAYD  SI FIICAN LOO NAQSHADEEYAY KUNA SOO
BANDHIGTO GANACSIGAADA

Waxaan ka caawinaa milkiilayaasha ganacsiga leh ee adiga oo kale ah in aan u
hagaajino website-ka ama mid cusub u sameyno kaas oo caddayn doona fariintaada,
abuuri doona macaamiil badan isla markaasna kordhin doona faa’iidadaada.

Codso la talin bilaash ah!!

MIYAAD KA NIYAD JABTAY QAABKA WEBSAYD-KAADA?

MAXAA KU DHACAY MACAAMIISHAADA?

1- Macaamiisha Lumay – Haddii website-kaagu aanu ahayn mid muuqaal ahaan soo
jiidasho leh, booqdayaashu waxay si dhakhso ah ayay uga tagaan, taasoo keenaysa
fursado lumay.

2- Kalsoonida oo hoos u dhacday – Websayd-ka duugoobay ama aan si habeysan loo
qaabayn ayaa ka dhigi kara ganacsigaaga mid aan la aamini karin oo la isku
halayn karin.

3- Dhaqso uma furmaayo – Waqtigaan dijitaalka ah ee samir la’aanta,
isticmaalayaashu waxay filayaan in shabakadaada ay si degdeg ah u soo furanto.
Waqtiga raadinta shabakadada oo aad u culus waxayna si xun saameyn ugu
yeelaneysaa ganacsigaada.

4- Ka jawaab celinta Mobilka oo liidata – Iyada oo tirada sii kordhaysa ee
isticmaalayaasha aaladaha moobaylka, haddii shabakadaada dhaqso jawaabin waxaa
kaa tagaayo qayb muhiim ah oo macaamiishaada ah.

SOO NOOLEEY JOOGITAANKAAGA ONLAYNKA

» Bal qiyaas in aad haysato shabakad aan kaliya u muuqan mid cajiib ah laakiin
sidoo kale u shaqeysa si aan kala go ‘lahayn.

» Muqaal iyo macluumaad nuxurka ganacsigaada, soo jiita booqdayaasha oo u
beddela macaamiil daacad ah.

1- Ka yaabinta macaamiishaada – Waxaan samayn doonaa shabakad muuqaal ah oo
cajiib ah oo raad joogto ah ku reebta booqdayaashaada.

2- Kobcinta Kalsoonida – Naqshadaynta casriga ah waxay ku beeri doontaa
kalsoonida ganacsigaada.

3- Kor U Qaadista – Farsamooyinka hagaajintaydo waxay xaqiijinaysaa in
websiyd-kaada si dhakhso leh u furmo, waxay u sahleysaa booqdayaashada si fudud
wax u arkaan.

4- Naqshad jawaab celin leh – Websayd-kaada ayaa si aan cillad lahayn ula qabsan
doona dhammaan aaladaha intarnetka lagu booqdo, xiiso joogto ah ayuu u yeelan
doona, marwalbana waa soo booqan doonaan macaamiishaada.

» Maxaa Naga Dhigaya Inaad Na Doorato?

Khabiir ama aqoon – Waxaan aqoon u leenaha naqshadaynta shabakadaha kuwaas oo
dhaliya natiijooyin sare oo kuwa soo booqda ay ka heli doonan

Xalka qof walba u gaar ah – Ma aaminsanin hal-cabbir-dhanwalba, websayd-kaada
waxa loo samayn doonaa qaabka ku haboon baahidda ganacsigaada gaarka ah

La awoodi karo – Naqshadaynta shabakada tayada leh maaha inay qarash badan u
baahan tahay. Waxaan bixinaa qiimo ku haboon miisaaniyadaad

Websayd liita yuusan ganacsigaada dib u dhigin.  Maalgelinta naqshadaynta
shabakada khaaska ah waa maalgelinta guusha mustaqbalka ee ganacsigaada. Ha u
oggolaan in websayd liita in uu hor istaago kobacaaga iyo faa’iidadaada.
Qaad Talaabada Koowaad ee Guushaada.  Maanta nala soo xiriiir si aad u hesho la
tashi bilaash ah, oo aan u beddelno webkaada aalad awood leh oo kobacsan.
Kor u qaad naqshadaynta shabakadaada maanta oo fur awooda buuxda ee
joogitaankaaga onlaynka ah.
Codso la talin bilaash ah!!

Taageero – Waxaan bixinaa taageero joogto ah
si aan u hubinno in websayd-kaagu
u sii wado wax qabadkiisa sida ugu wanaagsan

SU'AALO MA HEYSAA?

Halkan waxa aad ka helaysaa jawaabaha su’aalaha ugu caansan ee aan ka helno
macaamiisheen iyo milkiilayaasha ganacsiga ee xiiseynaya naqshadaha webka.

MEEQA AYAAD KU SAMEYSAAN WEBSAYDKA?

Qayb walba qiimo gooni ayey leedahay, waxay ku xiran tahay nooca iyo qaybta
adeega websaydka aad u baahan tahay in laguu sameeyo.

MAXAAD LEYGA BAAHAN YAHAY?

Waxaan awoodnaa in siyaabo kala duwan xiriir u yeelano si aan uga wada haddalno
waxyaabaha aad u baahan tahay. Runtii waxay ku xirnaan doontaa nooca websaydka
iyo qabta adeega aad rabto.

1. In aad doorato nooca naqshada aad rabto.
2. Ma waxaad leedahay websayd mise in mid cusub lagu dhiiso ayaa rabtaa.
3. Haddii aad leedahy websayd – wixii lagu geli lahaa (Login details).
4. Muqaalo iyo sawiradii la gelin lahaa.
5. Nuxurkii websaydka sida qoraalda iyo wixii la mid ah.
6. – Haddi aad shaqaalo leedahy iyo adigaba war bixintiina oo kooban (profiles)

MARKA WEBKA LEY SAMEEYO (UPDATE) WAXAAN RABO MA GASHAN KARAA?

Haa, Waxay muhiimadeena tahay in aan siino awoodda macaamiisheena si ay wax u
gelin karaa (update) websaydka. Waxaan  dhamaan siinaa tababar iyo barnaamijyo
awood u siinaya in ay webka wax ku kordhin karaan. Waxaan isticmaalnaa WordPress
oo si fudud loo isticmaali karo.

MEEQ BOG AYAA SAMEYNAA MARKA LA DHISAAYO WEBKA?

Qaabka aan u dhisno webka ayaa waxaa heli doontaa 4ta bogg ee ugu muhiimsan,
laakin ilaa xad’laan oo boggag ah ayaa sameysan kartaa.

QAABKEE AYAA U DHISTAAN WEBKA?

Waxaan ka soo bilaawnaa meel waxba laheyn, kadib ayaa WordPress sal ahaan ku
dhisnaa kadibna waxaan isticmaanaa Themes kuwaas ee webka ka dhigaya mid fudud,
quruxbadan haddan si fududu wax loo gelin karo.

YAA WEBSAYDKA WARBIXINTIISA MARTIGELINAYA (HOSTING)?

Haddii aan dhisno websaydka, guud ahaan waxaan martigelindoone (Hosting)
shirkada aan isticmaalno. Haddii aad doorato shirkada kale waxaa nagu adkaan
doono hagaajinta iyo amniga webka.

HADDII AAN RABO IN LEYMAAMULO WEBKA?

Haa, waan awoodnaa waxaan kuu diyaarineynaa adeegga dheeraadka ee aad u baahan
tahay.

HADDII AAN RABIN WORDPRESS MID KALE MA DOORAN KARAA?

Maya, Waxa kaliya ee aan u isticmaalnaa WordPress waxey tahay in aan salka uga
soo dhisno webka, kadib  waxaa dooran kart naqshada (Theme).

MEEQO MAALMOOD AYEY QAADANEYSAA NAQSHADA?

Waxay ku xiran tahay nooca, qaabka iyo baxada webka la dhisaayo, inta badan
waxay naga qaadataa 7 ilaa 21 malmood.

MA JIRAA DAMMAANAD LACAG CELIN AH?

Waxaa hubaal ah in uu jiro.

Haddii aadan jeclayn waxa laguu sameeyay sabab kasta ha ahaatee, iimayl noogu
soo dir canwaankan support@midnimo.com  wakhti kasta 14ka maalmood ee ugu
horeeya ee iibsigaada, waxaana ka shaqayn doonaa lacag celin buuxda.

MA HAYSAA SU'AALO BADAN OO AYNAAN KA JAWAABIN?

Toos noogala soo xiriiri, iimayl kan support@midnimo.com waan ka jawaabi doonaa
su’aalahaaga oo dhan si haqsi lahe.

si aad u hesho wargeyskeen fadln is diwaan geli!

MAHADSANID FADLAN FIIRI IIMAYLKAADA

Name

Email

fadlan is diwaan geli

COMPANY

About us

Suuqgeynta Dijital ah ee Midnimo waxay bixisaa adeegyo kor u qaadida
ganacsiyada, kordhinta wacyiga sumadda, suuqgeynta iimaylka, iyo nashadeynta
websaydka  iyada oo loo marayo warbaahinta dijitaalka ah.

MENU

Home

Services

About Us

Contact

Newsletter

Privacy Policy

Cookie Policy

CONTACT US

12 Ambleside Avenue London, London, United Kingdom, SW16 6AD

DALBO LA TALIN BILAASH AH

INFO@MIDNIMO.COM

© 2023 All Rights Reserved By Midnimo

Manage consent