waddanitimes.com Open in urlscan Pro
199.188.200.245  Public Scan

URL: https://waddanitimes.com/madaxweynaha-jfs-oo-nan-kasoo-muqan-xafladi-26-june-ee-xalay/
Submission: On June 26 via manual from KE — Scanned from DE

Form analysis 2 forms found in the DOM

GET https://waddanitimes.com/

<svg xmlns="http://www.w3.org/2000/svg" xmlns:xlink="http://www.w3.org/1999/xlink" version="1.1" x="0px" y="0px" width="25px" height="25px" viewBox="0 0 25 25" enable-background="new 0 0 25 25"
xml:space="preserve" class="svg-inject search-icon  replaced-svg" data-url="https://waddanitimes.com/wp-content/themes/times/img/magni-big.svg">
<path fill="#BBBBBB" d="M10,0C4.477,0,0,4.477,0,10s4.477,10,10,10s10-4.477,10-10S15.523,0,10,0z M10,18c-4.411,0-8-3.589-8-8  s3.589-8,8-8s8,3.589,8,8S14.411,18,10,18z"></path>
<path fill="#BBBBBB" d="M24.707,23.293l-5.552-5.552c-0.432,0.51-0.905,0.983-1.414,1.414l5.552,5.552  c0.391,0.391,1.024,0.391,1.414,0C25.098,24.317,25.098,23.683,24.707,23.293z"></path>
</svg>

POST https://waddanitimes.com/wp-comments-post.php

Connect with:

Your email address will not be published. Required fields are marked *

<textarea id="comment" name="comment" cols="45" placeholder="Add your comment. Basic HTML formatting allowed." rows="4" aria-required="true"></textarea>

Name *

Email *

Save my name, email, and website in this browser for the next time
I comment.

Δ<textarea name="ak_hp_textarea" cols="45" rows="8" maxlength="100"></textarea>

Text Content

Skip to content
Search
June 26th, 2022
* Privacy Policy
* Contact

WADDANI TIMES

Wararka guduha & dibadda

* Wararka

WARARKA

More Articles

82 articles

* English News

ENGLISH NEWS

More Articles

1 article

* Caafimaadka

CAAFIMAADKA

More Articles

1 article

* Dhaqaalaha

DHAQAALAHA

More Articles

1 article

* Technology

TECHNOLOGY

More Articles

3 articles

* Sports

SPORTS

More Articles

3 articles

* Contact

Menu Waddani Times

Dhaqaalaha iyo Maantay
Wararka

MADAXWEY­NAHA JFS OO NAN KA­SOO MUQAN XAFLADI 26 JUNE EE XALAY

Jun 26th, 2022 a Mr CaanaJune 26th, 2022 31

[Todobaadka Xor­riyadda]

Gud­doomiyaha Go­laha Sha­cabka BJFS, mu­dane Sheekh Aadan Max­amed Nuur
(Madoobe) oo ka wakiil ah Madaxwey­naha JFS, mu­dane Xasan Sheekh Max­a­m­uud oo
ey usuura galin weysay in uu ka qee­b­galo Mu­naasabadda Xaal­ado Caafi­maado
ow­good, ayaa  xalay uga qeyb galay mu­naasabada xuska 26‐ ka Ju­une, oo ku
bee­gan 62-sanno gu­u­radii ka soo wa­ree­gatay  xiligii gob­o­lada waqooyi ee
dal­keenna ay xurn­i­madda ka qaa­teen gumeysti­hii In­giri­iska, Gud­doomiyaha
ayaa salaan sharaf ka qaatay cu­tubyo ka tir­san Ci­idanka
Xogga dalka Soomaaliy­eed.

Gud­doomiye Sheekh Aadan Madoobe oo  Khud­bad dhan walba taa­baneysa ka jeediyey
mu­naasabada ayaa waxaa uu shee­gay in ay nasiib daro tahay in 62-sano ka dib
aan walaala­heenna Gob­o­lada waqooyi ay ka maqan yi­hiin dalka in­ti­isa kale.
wax­aana uu khud­badi­isa ku  yiri si­datan.

“Farxad weyn ay­eey ii tahay in­aan caawa Ka qeyb galo mu­naasabadda loogu
dabaalda­gayey 62 sano gu­u­rada ka soo wa­reeg­tay xorn­i­madii Gob­ol­lada
Woqooyi ee 26-ka Juun.
62-sano ka hor 26-ka Ju­un1960 waxay shacbiga Soomaaliy­eed u aheyd maalin weyn,
maalin xor­riyadeed, maalin farx­adeed, maal­in­tii ugu hor­reysay ee
madaxban­naani helaan gob­ol­lada Waqooyi ee dal­keenna, isla markaana Calanka
bu­lu­ugga ah laga taa­gay gayiga dal­keena.

Sidaa dar­teed wax­aan ham­ba­lyo u di­rayaa guud ahaan um­madda Soomaaliy­eed
meel kasta oo ay caalamka ka joogaan, waa maalin nooga baa­han in aan dib u
mil­ic­sanno hal­gankii ad­kaa ee naf iyo maal la­haa ee lagu bixiyay
xor­riyadda aan maanta heysanno.

Mu­naasabad­dan qi­imaha weyn dar­teed waa in aan dib u eegno wixii naga
xu­maa­day, gacma­hana aan isugu qab­sanno oo aan waqti ku bix­inno sidii
walaalaha Waqooyi dib loogu qancin la­haa Soomaali­weyn, Mid­nimo iyo
Walaal­nimo, taas oo fure u no­qon karta dowlad­nimo Soomaaliy­eed oo sin­nan,
wada­jir iyo  cad­daalad ku dhisan.

Gud­doomiyaha Go­laha Sha­cabka Jamhu­uriyadda oo geba-gada mu­naasabada ka
shee­gay in maanta loo baa­hanya­hay mid­nimo aan markale dib ugu mi­doobi
karno, taas oo ka dhi­gan Jamhu­uriyad  ku dhisan is je­ceyl iyo walal­nimo,
wax­aana saa­cada markey aheyd 12:00 saqda dhexe ee habeen­nimo la saaray
Calanka Jamhu­uriyada, iyadoo sha­cabka iyo madaxda wa­jiyadooda laga
dhee­hanaayey farxad iyo reyn-reyn.

MR CAANA

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka
dalka ka haqabtiro bulshada sida aan jeclahay in aan oga haqabtiro na... More »

ShareTweetShare on Google+Pin on PinterestSend with WhatsApp
0 comments
Share
ShareTweetSharePin itCopy linkEmail
0 notes
31 views

ARTICLE INFO

MR CAANA

Waxaan ahay wariye wax ka qora dalka iyo dibadda, waxaan jeclahay in aan news ka
dalka ka haqabtiro... More »

#26 June, blogger, blogging, career, Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS, Kenya,
Madaxweynaha JFS, movies, Ra’iisul Wasaraha, shirkadda Tesla, style, Todobaadka
Xorriyadda Soomaaliya

RELATED POSTS

Bookmark?Remove?

RA’I­ISUL WASAARE XAMSE OO HAM­BA­LYO KU AADAN 26-KA JUUN U DI­RAY…

June 26th, 2022 - 0 bookmarks

Bookmark?Remove?

SAN­BALOOL­SHE OO XUKU­UMADA CUSUB KA­SOO MUUQAN DOONA IYO..

June 26th, 2022 - 0 bookmarks

Bookmark?Remove?

RA’I­ISUL WASAARE XAMSE OO SHAACIYAY GO’AANKI­ISA HADII AY ISKHI­LAAFAAN
MADAXWEY­NAHA DALKA

June 26th, 2022 - 0 bookmarks

Bookmark?Remove?

WASIIR BEYLE OO LOOGA YEERAY XEER ILAAL­INTA IYO DAN­BIGA..

June 25th, 2022 - 2 bookmarks

SHARE THIS ARTICLE

ShareTweetShare on Google+Pin on PinterestSend with WhatsApp

ADVERTISEMENT

WRITE A COMMENT... CANCEL REPLY

Connect with:

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Name *

Email *

Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.

Δ

YOU MAY FIND INTERESTING...

Bookmark?Remove?

RONALDO AYAA KAAL­INTA 1AAD KAGA JIRA TO­BANKA XID­DIG EE UGU SAAMEYNTA BADAN
DUNIDA.

June 24th, 2022 - Jalwa

[Por­tu­gal] Laacibkaan reer Por­tu­gal ee Cris­tiano Ronaldo ayaa hogaam­i­naya
li­iska xid­di­gaha ugu saameynta badan dunida, sida ay shaacisay xog aru­urin
la sameeyay. Laacibkaan 37 jirka ah ee afka hore uga ciyaara Man­ches­ter U...
More »

Bookmark?Remove?

SHIRKADDA TESLA WAXAY AQBASHAY CRYPTO CUSUB

June 13th, 2022 - Jalwa

Madaxa shirkadda Telsa Elon Musk ayaa shee­gay in goobaha shi­daalka ee
shirkadda laga aqbalay cryp­tocur­rency-ga loo yaqaan Do­ge­coin. Ma­g­a­l­ada
Santa Mon­ica ayaa si Of­fi­cial ah u sheeg­tay in ay aqbal­ayso lacagta
looy­aqaan... More »

FROM THIS CATEGORY »

Bookmark?Remove?

RA’I­ISUL WASAARE XAMSE OO HAM­BA­LYO KU AADAN 26-KA JUUN U DI­RAY…

June 26th, 2022 - 0 bookmarks

Bookmark?Remove?

SAN­BALOOL­SHE OO XUKU­UMADA CUSUB KA­SOO MUUQAN DOONA IYO..

June 26th, 2022 - 0 bookmarks

Bookmark?Remove?

RA’I­ISUL WASAARE XAMSE OO SHAACIYAY GO’AANKI­ISA HADII AY ISKHI­LAAFAAN
MADAXWEY­NAHA DALKA

June 26th, 2022 - 0 bookmarks

Bookmark?Remove?

WASIIR BEYLE OO LOOGA YEERAY XEER ILAAL­INTA IYO DAN­BIGA..

June 25th, 2022 - 2 bookmarks

MOST RECOMMENDED ARTICLES

Bookmark?Remove?

RA’I­ISUL WASARAHA OO QA­BI­LAY SAFI­IRKA SACU­UDIGA U JOGA SOOMAALIYA

June 13th, 2022 - 8 bookmarks

Bookmark?Remove?

AL-SHABAAB OO LAGU JABIYEY DA­GAALKII AY SOO QAA­DAY SAAKAY

June 17th, 2022 - 7 bookmarks

Bookmark?Remove?

BANGIGA AD­DU­UNKA OO SOOMAALIYA UGU DEE­QAY 100 MILYAN

June 16th, 2022 - 7 bookmarks

Bookmark?Remove?

HOOBIYAAL KU SOCDA GA­ROONKA DIYAARADAHA EE DHU­USAMA­REEB

June 17th, 2022 - 6 bookmarks

ABOUT

Waddani Times waa news website dhexdhexaad ka ah siyaasad walba oo timaada,
waxaad haleysaa warar ku base gareesan xaqiiqda, share to others!

PAGES

* Contact
* Privacy Policy
* Bookmarked

CATEGORIES

* Wararka 82
* Xulka 25
* Sports 3
* Technology 3
* English News 1
* Caafimaadka 1

IN TOUCH

* Facebook
* Google+
* Instagram
* Twitter
* YouTube

WADDANI TIMES

© 2022. Waddani Times. All rights reserved.

WE USE COOKIES!

By using this site you agree to the use of cookies, more info.

Ku­bi­laaw maal­in­taada habraaca wararka gudaha, ganac­siyada iyo
teknoola­jiyadda

RukumoMarkale